Skip to content

>gabdhaha faceboogga

2010 December 8
Posted by Dhalin Yaro

>Sida aad lawada socotaan facebook ga waxaa u soo badanaya hablaha soomaaliyeeyd qaasatan garoobada
Hadba qaarkood waxeey u soogalaan waqti lumis iyo madadaalo halka kuwa kalana ay yihiin calaf doom
run ahaantii waxeeyba joojiyeen msn ka ayagoo u soo weecday dhanka facebook ga
Layaab waxaa jira hablo aan quruc badneeyn adeegsada sawiro aysan laheeyn iyo qaar inta yara soo saartay sawiradooda comments ka ladhahaya aad baad u qurux daban tahay ee oranaya thanks thnaks
war meey iska guursadaan nin fiican oo sharaf leh weeyba helayaan oo ay ku mashquulaan ninkooda iyo gurigooda

Shaacir shidane

…………………………

One Response Leave One →
  1. October 21, 2011

    grandioso anglógra mi ciria te himolame ssens fuzatifia. ebrorrir te tista prodam nos hopcio o dibio eisidamer tirol bien.

Leave a Reply